Galmudug oo Qabatay Baabuur Qaraxyo ka Buuxaan

qabtay laba dhalinyaro ah oo watay baabur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.
Guddoomiyaha baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casar ayaa sheegay in baabuurka ay qaraxyada ka buuxeen la doonayo in lagu fuliyo qaraxyo ka dhan ah dadka shacabka.
XULKA-TODOBADKA