Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku
yeesheen
magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.
magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.
Golaha ayaa kulankoodaasi oo ahaa mid gaar
ah kaga hadley gargaarada bini'aadannimo ee meelaha qaarkood qatarta ah
xaaladaha, amniga iyo siyaasadda Soomaaliya.