Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 ka
tirsan maleshiyada Al-
Shabaab ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigyo ay maaleeshiyadu ku laheyd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.
Shabaab ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigyo ay maaleeshiyadu ku laheyd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.
Howlgalka Amisom ayaa isna bartiisa twitter-ka soo
dhigay in ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom oo iskaashanaya ay weerarkaasi
fuliyeen.