Waaxda
booliska federaalka ee ka howlgala maamulka Koonfur Galbeed ayaa qaatay tababar
ku
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
saabsan adeegsiga nidaamka diiwaan gelinta jismiyeed ee maamulka Koonfur Galbeed.Tababarka oo ay bixinayaan saraakiisha AMISOM ayaa ujeedadiisu tahay si ay u caawiyaan waaxda booliska federaalka si loo xoojiyo maamulida iyo diiwaangelinta booliska oo ku dadaalaya ilaalinta amniga iyo xasiloonida dadka deegaanka.