Mas’uuliyiinta jaamacadahan ayaa sheegay in xeerarkooda ay ka
mid yihiin in shaqaalaha jaamacadda aysan xubno ka noqon karin koox diimeed
gaar ah.
Sidoo kale maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay xubnaha
ururkaasi kaga sugan magaalada Hargeysa.
|