Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Shiinaha

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu xafiiskiisa
Villa Somalia kaga guddoomay warqadaha safiirnimo safiirka cusub ee dowladda China usoo magacowday Soomaaliya Mr. Qin Jian.

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
Safiirkan ayaa waxa uu baddelay safiirkii hore Mr. Wei Hongtian 


kaas oo afka soomaaliga si wanaagsan u yaqaanay islamarkaana lasoo magacaabay December 2014.


(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
Madaxweyne Farmaajo ayaa soo dhoweeyay safiirkan cusub, waxaana uu sheegay in dowladda Shiinaha ay tahay saaxiib dhow oo soo jireen ah oo ay Soomaaliya leedahay.
XULKA-TODOBADKA