Qaab ka duwan qaababkii hore oo shalay Muqdisho looga dabaal-dagay xuska 57-guurada aas-aaska ciidanka xoogga dalka





(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});

Shalay waxaa ay ku beegneyd sannad-guuradii 57-aad ee aas-aaska
ciidanka xoogga dalka Soomaaliyee oo la unkay taariikhdu marka ay aheyd 12-April 1960-kii. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne Farmaajo iyo r/wasaare Khayre oo xiran labiska ciidanka.
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
XULKA-TODOBADKA