Ra’iisul Wasaaraha
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer
shaqo ku tagey xarunta
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale ay dagan yihiin Wasaaradaha Caafimaadka iyo Qorshaynta.
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale ay dagan yihiin Wasaaradaha Caafimaadka iyo Qorshaynta.
Wuxuna u guur
galayay qaab howlleedka shaqo ee Wasaaradahaasi ka socda.
Ra'iisul Wasaare
Xasan Kheyre ayaa mid-mid u galay xafiisyada kala duwan ee wasaaradaha oo ay
goob joog ahaayeen shaqaalaha iyo maamulka , is xog waraysi kadib waxa uu kula
dardaarmay shaqaalaha wasaradaha inay dardar geliyaan shaqada ay u hayaan
shacabkooda, isla markaana ay uga soo baxaan si hagrasho la’aan ah.