Magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan waxaa
lagu soo gabagabeeyay shirkii ugu horeeyay ee ay yeeshaan madaxda hey’adaha garsoorka iyo maxkamadaha sare ee qaaradda Africa.
lagu soo gabagabeeyay shirkii ugu horeeyay ee ay yeeshaan madaxda hey’adaha garsoorka iyo maxkamadaha sare ee qaaradda Africa.
Shirkan ayaa waxaa martigeliyay dalka Sudan oo madaxweynahooda
Cumar Xassan Al-Bashiir ay baadi goobayso maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada
dagaalka ee Hague.
Dadka shirkaas ka qayb galay waxaa ka mid ahaa wefti uu
hoggaaminayo guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ibraahin Iidle
Saleebaan.