Weerar argagixiso oo ka dhacay caasimadda dalka Swedan ee Stockholm iyo gaari xamuul ah oo lala galay goob ganacsi


Caasimadda dalka Swedan ee Stockholm weerar loo adeegsaday gaari xamuul ah oo ay booliska
dalkaasi ku sheegeen mid argagixiso islamarkaana ay ku dhinteen ilaa iyo inta la og yahay 3 ruux.


XULKA-TODOBADKA