Doorashada
Madaxweynaha Galmudug ayaa ka socota xrunta......
Madaxtooyada Cadaado, halkaasoo ay
ku sugan yihiin 89 xildhibaan oo u codeeyay wareega koowaad oo hadda tirinta
cododka ay bilaabatay.
Ilaa sedeetan
murashax ayaa u tartamaya doorashada madaxweynaha Galmudug, kuwaasoo kala ah:
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Axmed Shariif Cali Hilowle iyo Prof. C/qaadir
Shirwac.
Waxaa hoolka
ku sugan wafdi ka socda dowladda Federalka oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha
Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo marti sharaf kale.