Madaxweynaha
cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle "Xaaf"
oo socdaalkii ugu horeeyay ku yimid Muqdisho kadib doorashadiisa ayaa waxaa diyaaraddii uu la socday kala soo degay ciidamo gaar ah oo hubeysan.
oo socdaalkii ugu horeeyay ku yimid Muqdisho kadib doorashadiisa ayaa waxaa diyaaraddii uu la socday kala soo degay ciidamo gaar ah oo hubeysan.
Arrintaan
ayaa looga bartay in ay sameeyeen madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas
iyo kii ka horeeyay C/raxmaan Faroole oo marka ay imaanayaan Muqdisho ciidamo
beeshooda ah usoo kaxeysan jiray caasimada dalka
Madaxweynaha
cusub ee Galmudug Xaaf ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmay madaxweyne
Farmaajo oo u hambalyeeyay, waxayna isla soo qaadeen arrimo badan oo shirka
London ugu horeeyo kana qeybgalayo Xaaf.