Madaxweynaha Somalia, Maxamed
C/llaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tegay
bakhaarada keydka raashinka ee saadka ciidamada dowladda.
bakhaarada keydka raashinka ee saadka ciidamada dowladda.
Madaxweyne Farmaajo ayaa
intuu uu ku guda jiray kormeerka bakhaarada saadka ciidamada dowladda ayaa
hubiyay tayada raashinka iyo in si siman loo gaarsiiyo ciidanka iyo qoysaskooda.
"Waxaan kormeeray saar
ka mid ah kaydadka raashinka si loo xaqiijiyo tayada cuntada la siiyo
ciidankeenna.
Saadka waa in uu si siman u gaaraa ciidamada qalabka sida iyo qoysaskooda." ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.
Saadka waa in uu si siman u gaaraa ciidamada qalabka sida iyo qoysaskooda." ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.