Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaliya oo Safar Lugta Ah Kugaaray Degmaada Afgooy

Madaxweyne Farmaajo oo halkaasi si wayn loogu soo dhaweeyay , wuxuuna kulan kula qaadan doona Madaxda Maamulka
,Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Taliyaasha Ciidmada Xoogga ee ku sugan Gobalka Shabeelaha Hoose.
Ciidamada Ammaanka Dowaladda Soomaaliya ayaa si wayn u adkeeyay Amaanka wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Booqashada Madaxweynaha ee Degmada Afgooye ayaa imaaneysa xili maalma ka hor Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamo Maraykan ah ay Howgal ay sameeyeen ku dileen Horjoogahii Alshabaab ee Gobalka Shabeelaha Hoose gaar ahaan deegaano ku dhow Bariire.


XULKA-TODOBADKA