Ciidamada booliska dowladda Kenya
ayaa toddobaadkii hore deegaanka Miingi ee gudaha dalka Kenya ku
qabtay gaari ay saarnaayeen in ka badan 50 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo isugu jiray haween iyo caruur.
qabtay gaari ay saarnaayeen in ka badan 50 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo isugu jiray haween iyo caruur.
Baaritaan dheer kadib dowladda
Kenya ayaa dadkaan dib ugu celisay Soomaaliya waxayna ku wareejisay maamulka
deegaanka Dhoobleey ee gobbolka Jubbada Hoose.