Qoraalka wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta maamul goboleedka Galmudug inay xilligeedii ku qabtaan doorashada maamulka.
Madaxweyne Xaaf oo maanta ka hadlay magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegay in Galmudug ay tahay maamul madax-banaan oo aayaheeda ayada un go’aan ka gaari karta.