GUDIGA MIDOWGA AFRIKA OO MOGDISHO BOOQDAY

http://maandhis.blogspot.com/2017/03/gudd-midowga-afrika-oo-muqdisho-booqday.html



















Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Midowga Africa Moussa Faki Mahamat ayaa maanta booqasho ku tagay
Magaalada Mogdisho Tagista Gudoomiyaha Midowga Africa ee Muqdisho ayaa saameyn ku yeelatay isu socodka dadka iyo gaadiidka, ka dib markii ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMSIOM xireen wadooyin muhim ah.
XULKA-TODOBADKA